berberatoday.com
Shirkadda Meta Oo Sheegtay Inay Xalisay Cilad Ku Timi Facebook Iyo Instagramka!
March 7, 2024 - Written by admin

KYIV, UKRAINE – 2023/05/18: In this photo illustration, Facebook and Instagram logos are seen on a smartphone and Meta logo on a pc screen. (Photo Illustration by Pavlo Gonchar/SOPA Images/LightRocket via Getty Images)

Shirkadda Meta ayaa sheegtay in ay xalisay cillad farsamo oo soo waajahday Facebook, Messenger iyo Instagram ay shaqeyn waayaan muddo laba saacadood ah.

KYIV, UKRAINE – 2023/05/18: In this photo illustration, Facebook and Instagram logos are seen on a smartphone and Meta logo on a pc screen. (Photo Illustration by Pavlo Gonchar/SOPA Images/LightRocket via Getty Images)

Meta ayaa raaligelin ka bixisay dadkii ay waxyeeladu soo gaadhay, iyadoo sheegtay in ay xalisay dhibaatada sida ugu dhaqsaha badan ee ay awooddo.

“Waan ka warqabnaa arrin saameynaysa Galitaanka Facebook. Kooxahayada injineernimada waxay si firfircoon u eegayaan si ay u xalliyaan arrinta sida ugu dhakhsaha badan ee suurtogalka ah, “bog ay Meta leedaha ayaa sidaas lagu yidhi.

Facebook ayaa leh saddex bilyan oo isticmaaleyaal firfircoon bishii, halka Instagram la filayo inuu gaadho 1.4 bilyan adduunka dabayaaqada sannadkan.

Cilladda ugu weyn ee ay shirkaddu aragtay waxay ahayd sannadkii 2021, markii aasaasaha Mark Zuckerberg uu raaligelin ka bixiyay carqaladaynta ku timid hawlihii bogagga. Waxayna adeegyada Facebook, Messenger, Whatsapp iyo Instagram ayaa maqnaa ku dhawaad lix saacadood.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews