Aabe Ka Hadlay Wiil Uu Dhalay Oo Ciidamo Qarsooni Raadinayaa Iyo Halka Uu Ku Ilaalinayo!
March 13, 2024 - Written by admin
Aabe uwaramay Tvga Horyaal ayaa ka hadlay dhaco lasoo daristay iyo wiil uu dhalay oo uu ka ilaalinayo ciidamo qarsoon oo ugu hanjabay in bahdil ku samayn doonaan hadii ay gacanta ku dhigaan
Sidoo kale aabahan ayaa sheegay in uu hubaynayo Inankiisa islamarkaana uu iska difaaci doono kooxdan ciidanka ee uu sheegay in ay raadinayaan