berberatoday.com
Urur Siyaasadeedka Waabari Oo Kulan Afur Iyo Casho Ah Ku Maamuusay Warbaahinta Gobolka Gabiley!
March 13, 2024 - Written by admin

Afhayeenka Urur Siyaasadeedka Waabari Ayaa Kulan Afur Iyo Casho Shafareed ah Ku Maamuusay Warbaahinta Gobolka Gabiley!

 

Afhayeenka Urur siyaasadeedka Waaberi Maxamed faarax Miigane Ayaa Kulan Afur Iyo Casho Sharafeed Ku Maamuusay Warbaahinta ka hawlgasha  Gobolka Gabiley taasi caawa ka qabsoomay magaalo madaxda Gobolka Gabiley ee Gabileu

Ujeedka Kulankani Uu AFhayeenka Urur Waabari la qaatay Waraabinta Gabiley Ayaa Ahaa Is Xog waraysi Dhex Maray Masuuliyiinta Ururka Waabari Iyo Warbaahinta Gobolka Gabiley.

Afhayeenka Ururka ahna Xoghayaha Warfaafinta Ee Ururka Waabari Maxamed Faarax Miigane Ayaa Waxa Sidoo Kale Ku Wehelinayay Kulankani Agaasimaha Xarunta Dhexe Ee Ururka Ahna Xoghayaha Ganacsiga Ee Urur Siyaasadeed Ee Waabari.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews