berberatoday.com
“Shaqaalaha Dawlada Hoose Markay Wax Wanaajaan Sida Maayarka Loogu Amaano Ayaa Markay Wax Kharibaana Loogu Canaananayaa Maayarka”Abwaan Xasan Daahir Weedhsame
March 13, 2024 - Written by admin
KU : HEEGADA MAYORKA.
“Mayorku ma isagaa gaadhiga waday maxaa loo soo hadal qaadayaa?”
Su’aashaasi waxay la mid tahay aniga oo iyaga weydiiya:
Maxaa Mayorka loo ammaanaa marka waddo cusub la dhiso, ilayn isagu Cagafta ma kaxeeyo, daamurka iyo jaygana ma dhigo, iskorogadda ciidda qaadda iyo booyadda biyahana dirawal kama ahee?
Saw la soo boodi maayo “Shaqaalahani waxay fulinayaan siyaasaddii iyo qorshihii Mayorku dejiyey ammaantana sidaas ayuu ku mutaystay”
Shaqaaluhu markay wax wanaajaan sida ammaantooda loo qaadanayo, markay wax kharribaana dhaliisha ha loola qaybsado. Simple.
Shaqaalaha qayrul mas’uulka ah ee si ay riyo u qaataan qof u jiidhaya miyaan mayorka lagala xisaabtami karin ilayn waa shaqaalihiisiiye? Miyaan Mayorka la weydiin karin bed-qabka maskaxeed ee shaqaalihiisa siduu uga war hayo, iyo waxa uu ku xusho?
Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil
Weedhsame

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews