berberatoday.com
Itoobiya oo Soo Bandhigtay Maxaabiis Ay Ku Sheegtay Inay Argaggixiso Yihiin
March 15, 2024 - Written by admin

Millateriga Itoobiya, ayaa soo bandhigay Maxaabiis ay sheegeen inay ka tirsan yihiin Jabhadda Xoraynta Oromada ee OLA, kuwaas oo ay kasoo qabteen Galbeedka gobolka Wallega.

Qabalaha Dankare ee degmada Kundala ayay Millaterigu sheegeen inay ka soo qab-qabteen kooxo ay ugu yeedheen ‘argagixiso’ oo ka tirsan Jabhadda OLA.

Sidoo kale, Millaterigu waxa uu sheegay inay halkaas ku dileen dagaalyahanno Jabhadda ka mid ahaa, sida lagu sheegay war uu Millateriga Itoobiya soo saaray.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews