Kulanka Wasaarada Qorshaynta Iyo Daneeyayaasha Horumarinta Somaliland
March 18, 2024 - Written by admin
Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta oo ku hawlan dardar gelinta horumarinta qaranka ayaa kulamo is-daba-joog ah si maalinle ah ula yeelata daneeyayaasha horumarinta Somaliland.
