Ciidanka Booliska Gobolka Saaxil Oo Gacanta Kusoo Dhigay Askari Ciidamada Asluubta Katirsan Oo Saaka Magaalada Berbera Ku Toogtay Wiil 18 Jir Ah!
March 19, 2024 - Written by admin
Warbixin:- Ciidamada Booliska JSL , garahaan Qaybta Gobalka Saaxil ayaa gacanta kusoo dhigay edeysane K/ koobaad Rooble Xasan Gadiid oo 52 jir ah , kaasi ku eedaysan inuu dilay Marxuum Khaalid Maxamed Salaax oo 18jir ah Maanta abbaaro 11:30 duhurnimo. Eedaysanaha ayaa ka tirsanaa Ciidanka Asluubta ee Jeelka Magaalada Berbera.
