Haayada Fao oo Ku Wareejisay Wasiirka Kaluumaysiga Somaliland Mashaariic Dhismayaal Ubadan oo Ay Ka Hirgalisay Berbera
March 19, 2024 - Written by admin
Hay’adda FAO ee qaramada midoobay ayaa Wasaaradda Kalluumaysiga iyo horumarinta Xeebaha Somaliland ku wareejisay mashaariic dhismayaal ah oo ay ka hirgalisay xarunta Dekeda Kaluumaysiga Berbera.
Mashruucaas ayaa waxa furay Wasiirka cusub ee kalluumaysiga Maxamuud Warsame Jaamac waxa Iyaguna goob joog ahaa Duqa Degmada Berbera Cabdishakuur Ciddin,Maareyaha Haayada Dekedadaha Somaliland Said Hassan Abdilahi iyo Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Cali Case.
Berberatoday.com