berberatoday.com
Berbera Gaadhi jiidhay Ilme Yar oo Geeriyoday oo La Baadi Goobay Iyo Gaadiidka Yaryar ee Raaxada 110 oo Dhamaantood Lawada Xidhxidhay
March 30, 2024 - Written by admin
Kadib markii uu xalay wiil yar oo 9 sano jira gaadhi One Ten midabka cadaanka ahi ku jiidhay aaga Hutelka Shide Yare kadibna uu baxsaday waxa saaka saldhiga dhexe ee Berbera lagu soo xidhay guud ahaan wixii gawaadhi cadad ee One Ten ah iyo gaadiidka tagaasida ah ee cadad joogay magaalada si loo helo gaadhigii shilka geystay ee baxsadka ku maqan.
Waxa xusid mudan in isla xalay markuu shilku dhacay amar lagu bixiyay inaan gaadhi tagsi cadaan ahi ka bixi karin magaalada aanu dhaafi karin labada kaantarool ee magaalada ka baxa si aanu gaadhigu ubaxsan.
Ciidanka nabad galiyada wadooyinka iyo booliska Gobolka Saaxil oo is kaashanaya ayaa dhacdadan heegan buuxa kagalay xalay ilaa hada.
Taliyaha laanta nabad galiyada wadooyinka Gobolka Saaxil Maxamed Cabdi Xasan wuxu ii sheegay in guryaha geydhadhka lehna la baadhi doono marka gaadiidka laysu soo dhameeyo.
Waxa kaloo isaguna talaagada meydka cisbataalka Berbera kujira meydka nin maskaxda ka jiraan oo isaga habeen hore gaadhi kujiidhay meel magaalada kabaxsan oo laamida ah oo isna baxsaday oo la raadinayo inkastoo aan noociisa la aqoonsan gaadhigaas.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews