Wasiirka Wasaarada Beeraha Jsl Oo Isku Shaandhay Ku Sameeyay Waaxaha Waasaarada
March 31, 2024 - Written by admin
Wasiirka wasaarada beeraha jsl axmed maxamed habane ayaa maanta magacaabis iyo xilka qaadis ku sameeyay qaarkamid ah agaasime waaxeedyada wasaarada iyo madaxda mashaariicda qaar maamusha.
