Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Digniin Udiray Masaajidada Dalka”Daawo Muuqaal
April 1, 2024 - Written by admin
Wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta somaliland maxamed aadan ayaa fariin digniin ah udiray masaajidada dalka taasi oo la xidhiidha in ay makarafoonada gaabiyaan xiliyada la tukanayo salaadaha taraawiixda iyo taajidka