Salwan Momika, oo Ah Ninkii Kitaabka Qur’aanka Ah Dhawr Jeer Ku Gubay Dalka Sweden oo Bakhtiyay
April 2, 2024 - Written by admin
Salwan Momika, oo ah Ninkii kitaabka qur’aanka ah dhawr jeer ku gubay dalka Sweden, kaas oo kasoo jeeday dalka Ciraaq ayaa Maydkiisa laga helay Wadanka Norway, saacadihii dambe ee xalay.
Lama oga sababta dhimashadiisa balse falkii gurracnaa ee kitaabka Qur’aaka kariimka ah uu kula kacay ayaa ka cadhaysiiyay Muslimiinta Caalamka.
Berberatoday.com