Guddida Heer Qaran Ee Qorshaynta Qaranka Jsl Oo Maanta kulmay Iyo Qodobada Kasoo Baxay!
April 2, 2024 - Written by admin
Kulankan oo bishiiba hal la qabto ayaa waxaa lagu jaan joogaa qorshayaasha Horumarineed ee dalka si loo helo dal nabdoon, Dimuqraadiya dadkiisuna ku nool yihiin nolol heer sare ah.

