berberatoday.com
Wasiirka Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Biriijyada Dooxyada Arabsiyo Oo Daadkii Khasaare Soo Gaadhsiiyeen!
April 5, 2024 - Written by admin

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Mudane Raabi Cabdi Maxamed, Maareeyaha Wakaaladda Horumarinta Wadooyinka Somaliland Eng Mawliid Nuux Ibraahim iyo Guddoomiyaha Guddida Mashruuca Bebera Corridor (PIU) Ciise Yuusuf Maxamed (Ciise Xamari) ayaa maanta Kormeer kusoo maray Biriijyada Magaalada Arabsiyo ee Gobolka Gabiley.

Wasiirka, Maareeyaha iyo Guddoomiyaha PIU ayaa u kuur galay xaaladda Biriijyada Waaweyn ee Dooxyada Deegaanka Arabsiyood iyada oo maalmihii ugu dambeeyey roobab waaweyni dalka ka da’ayeen, kuwaasi oo soo rogay daadad laxaad leh.Khasaarana soo gaadhsiiyay biriijyada cusub ee laga dhisay arabsiyo

Wasiirka iyo Maareeyuhu waxa ay kormeerkooda iyo u kuur galka xaaladda Biriijyada iska waraysteen Maamulka heer Degmo iyo Heer Gobol ee Gobolka Gabilay.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews