Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Qeyb Galay Xil Wareejinta Madaxda Haayada Sirdoonka Dawlada Xamar ee NISA
April 9, 2024 - Written by admin
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay munaasabad ay xilka kula kala wareegayeen Agaasimaha Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee dhawaan la magacaabay Cabdullaahi Maxamed Cali (Shanbaloolshe) iyo Agaasimihii Hore, Mahad Maxamed Salaad.
Dhanka kale, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xadhigga ka jaray dhismayaasha qaybta Sirdoonka iyo Akadeemiyadda Jilicoow ee Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka oo qaab casri ah loo dhisay.