berberatoday.com
Madaxwayne Carbeed oo Malaayin Dolar oo Lacag Ah Ku iibsaday Guri Ku Yaala London Xili Carruur Muslimiin Ah Gaajo Udhimanayaan
April 9, 2024 - Written by admin

Madaxweynaha Imaaraadka Carabta, Mohammed bin Zayed ayaa ku iibsaday guri ku yaalla London $81.7 milyan.

Arintan ayaa  lagu sheegay qiimihii u sarreeyay ee guri looga iibsado Magaaaladda London sannadihii la soo dhaafay.

Tallaabadan uu qaaday Hoggaamiyaha carbeed ee dalka isutaga Imaaradka Carabta ayaa kusoo aadaysa xili Kumanaan shacab muslimiin ah waliba carbeed ay daafaha caalamka ugu dhibaatoonayan Gaajo iyo culaysyo kale oo Guri la’aan ah oo ka dhashay colaado iyo dagaalo ragaadiyay deeganadooda.

Talaabadan ayaa sioo kale waxa ay kuso beegmaysa xili lix bilood oo xiriira ah dagaal ku socda Shacabka Falastiniyuinta iyaga oo ka barokacay guryahoodi gaajana ay udheertahay.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews