Madaxweynaha Jsl Muuse Biixi Cabdi Oo Salaadii Ciida La Tukaday Qaarka Mida Ah Shacbiga Caasimada Hargaysa. H
April 10, 2024 - Written by admin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan caasimadda Somaliland ee Hargeysa kala qaybgalay tukashada salaadda Ciidul-fidrida oo maanta laga oogay guud ahaanba dalka Jamhuuriyadda Somaliland iyo dalalka kale ee Islaamka.

