Saadasha oo Sheegtay In Roobab Waaweyni Ka Di,i Doonaan Gobolada Somaliland Qaarkood
April 15, 2024 - Written by admin
Roobab waaweyn ayaa 15-21 April laga saadalinayaa inay ka da ‘aan gobollada Maroodi-jeex iyo Sanaag kaas oo lagu qiyaasay 100-150mm, halka gobollada Sool, Togdheer, Saaxil iyo Awdal ay ka di’i doonaan roobab dhexdhexaad ah oo lagu qiyaasay 20-30mm.
