Wiil yar oo ku nool magaalada hargaysa ayaa liqay musbaar kaasi oo dhakhaatiirtu kasoo badbaadiyeen kana soo saareen.