|
berberatoday.com
Taliska Booliska Jamhuuriyada Somaliland oo Digniin Culus Udiray Shacabka
April 20, 2024 - Written by adminWARGELIN :- Ciidanka Booliska JSL
Sidaa la socotaan waxa la galay xilli roobaad , iyadoo la sadaalinaayo raxmad badan oo keeni kara waxyeellooyin laga taxadari karo , Haddaba Waxaanu ku wargelinaynaa dhammaan shacabweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ee ku dhaqan goballada , degmooyinka iyo miyigaba ina ay ka fogaadaan goobaha Dooxyada , Laagaha , Biraha laydhka iyo guud ahaan meelaha Biyo-mareenada ah. Sidoo kale waxaannu faraynaa wadayaasha Gaaddiidka ina ay taxadar badan muujiyaan xawaaraha gaaddiidkana dhimaan.
Xafiiska Warbaahinta Ciidanka Booliska JSL.
Call Center ka guud 999 /520175
COMMENTS
|
||||
|
|
|||||