berberatoday.com
Xukumada Somaliland Oo Sheegtay Inaanay Ciidamada Turkigu Soo Gali Karin Xeebaha Biyaha Bada Somaliland
May 6, 2024 - Written by admin

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee JSL Dr. Ciise Keyd Maxamuud, ayaa sheegay in maraakiibta dagaal ee Turkigu aanay iman karin xeebaha Somaliland.

Wasiir Ciise Keyd wuxuu bayaamiyay inay Turkiga u sheegeen in aanu soo geli karin xeebaha Somaliland.

Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland wuu  xusay in Turkugu ogyahay in Jamhuuriyadda Somaliland u taliso xeebteeda oo aanay Soomaaliya xukumin.

Wasiir Ciise Keyd wuxuu sidaasi ku sheegay waraysi uu siiyay laanta Afsoomaaliga ee BBC-da oo weydiisay sida uu u arko heshiiska difaac ee ay kala saxeexdeen Turkiga iyo dawladda aan iskeed isku maamuli karin ee Soomaaliya, waxaannu caddeeyay in habayaraatee aanay wax werwer ah ka qabin heshiiskaas.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews