“Xaabsade Inuu Sideed Iyo Tobanka May Ee Danbe Nagala Soo Qayb Galo Ayaanu Rajaynaynaa Isagoo Ku Dhawaaqaya Somaliland Waa Dal Jira” Afhayenka Golaha Guurtida Somaliland Xildhibaan Indho Indho”Daawo Muuqal
August 4, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indhi Indho) Ayaa Jawaab Ka Bixiyey Hadalo Ksoo Yeedhay Xaaabsade Waxaanu Sheegay Inuu Ku Rajo Weyn Yahay Inuu Kasoo Qayb Galo 18 May Ee Danbe