Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa laga yaabaa in tiro badan oo inaga mid ahi ay aanay noloshoodu si caadi ah u wadan karin hadii aanay haysan oo adeegsanayn taleefoonada gacanta, taleefoonadaa oo idinka ilaahay sababay inay aadamuhu isticmaalaan isgaadhsiinta ugu fudud ee mar walba ay heli karayaan.