Munaasibad balaadhan Oo Lagu Xusayay Maalinta Qarrannimada Jsl Oo Lagu Qabtay Magaalada Toronto Ee Dalka Canada.
May 20, 2024 - Written by admin
Munaasibada balaadhan oo lagu xusayay sanad guurada 33aad ee lasoo noqoshada madaxbanaanida Somaliland ee 18may ayaa lagu qabtay magaalada Toronto ee dalka Canada
Waxaana kazoo qaybgalay munaasibadan jaaliyada reer Somaliland ee Toronto, fanaaniin iyo xldhibaano ka socday baarlamaanka Somaliland iyo masuuliyiin kale.