Israa’iil Oo Askar Tiro Badan Lagaga Dilay Dagaalo Ka dhacay Waqooyiga Gaza
May 20, 2024 - Written by admin
Ciidamada Israa’iil iyo dabaabadaha dagaalka ayaa maanta oo Sabti ah gudaha u galay qeybo ka mid ah waqooyiga Qasa oo ay hore u sheegeen inay la wareegeen bishii January, halkaas oo ay dagaalo culus ka billaameen markale maalmihii lasoo dhaafay.
