Marxuum ku Geeriyooday Ceel Biyood Ku Yaala Deeegaanka Horu Haadley Ee Degmada Daarasalaam Uu Ku Dhacay
May 23, 2024 - Written by admin
Waxa ceel biyood uu ku dhacay galabta laga soo saaray Alle ha u naxariistee Marxuum Fu’aad Xuseen oo ka mid ahaa dadka ka shaqeeya beeraha deegaanka Horu-haadley ee degmada Daarasalaam ee gobolka Maroodi Jeex.
