Gudida Qaban Qaabada Aaska Marxuum Suldaan Bare Xaaji Xuseen Caraale Oo Shaaciyay Wakhtiga La Aasayo Iyo Goobta Lagu Aasi Doono”Daawo Muuqaal
May 27, 2024 - Written by admin
Gudida Qaban Qaabada Aaska Alle Ha,unaxariistee Marxuum Suldaan Bare Xaaji xuseen oo galabta ku geeriyooday magaalada hargaysa ayaa shaaciyay wakhtiga la aasayo, halka lagu aasi doono iyo wakhtiga la qaadayo maydkiisa.