berberatoday.com
Gudoomiyaha Golaha wakiilada oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Hadalkii Kasoo Yeedhay Xildhibaan Cabdikariim
May 29, 2024 - Written by admin

Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland yaasiin xiir  faratoon ayaa ka jawaabay hadal maanta kasoo yeedhay mudane katirsan xisbi xaakimka kulmiye oo shegay in arinta ansixinta gobolnimada gabiley ay hortaagan yihiin xildhibaanada isbahaysiga mucaaridka isagoo sheegay in aanay waxba ka jirin wax golaha la horkeenayna aanay jirin

Sidoo kale gudoomiye faratoon ayaa hadalka xildhibaan cabdikariim ku tilmaamay malo awaal aanay waxba ka jirin.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews