berberatoday.com
Faransiiska Nin oo Ilme Uu Dhalay Gaadhigiisa Ku Ilaaway oo Xili Kulayl Ba,ani Jiray oo Mardambe Xasuustay Ilmihii oo Dhintay
May 30, 2024 - Written by admin
Alsace waddanka Faransiiska
Talaadadii shalay ahayd aabe Faransiis ah ayaa ilmo yar oo sanad iyo bar jira baabuurka kusoo qaaday, si uu meel xanaano ah u geeyo, kedibna asiga shaqo u aado.
Balse aabihii wuxuu hilmaamay ilmaha baabuurka u saaran ee uu xanaanada u waday, wuxuuna aaday shaqadiisa, asigoo u maleeya inuu ilmaha xanaanada geeyay. Baabuurkiina wuxuu dhigay shirkaddiisa horteeda, shaqo ayuuna iska galay.
Xilli fiid loo dhow yahay ayay ninkan xaaskiisa oo ilmaha yar soo wadi rabtay soo wacday, asigana shaqo ayuu weli ku jiray, waxay u sheegtay in ilmaha yar aysan xanaanada joogin.
Ninkii markii uusoo cararay baabuurkiisana eegay, wuxuu arkay ilmihii yaraa oo meesha ku dhex jira.
Ambalaas iyo qolada gargaarka degdegga ah ayaa loo wacay, ayagana waxay xaqiijiyeen in ilmaha yar kuleyl dartiis uu u dhintay.
Cimillada waxay ahayd 22 digrii banaanka, balse baabuurka dhexdiisa 47 digrii sida ay sheegeen.
Aabihii naxdin iyo qarraacan ayuu galay, waxaana loola cararay isbitaalka, labada waalidna hadda dhaqaatiirta cilmi nafsiga ayaa la talin iyo maskax dejin u wada. Boliiskana baaritaan ayay wadaan dhanka geerida ilmaha yar.
Subxaanallah.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews