Madaxweynaha Jsl Oo Kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka iyo Aqoonyahanka Caasimada qaar ka mida.
May 31, 2024 - Written by admin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay odayaasha dhaqanka, waxgaradka, aqoonyahanka, gamacsatada iyo dhalinyarada beesha degta Koonfurta iyo Bariga Caasimada Hargeysa, iyo degmada Sallaxley.

