Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Qaabiley Suxufi Khaalid Foodhaadhi! “
May 31, 2024 - Written by admin
“Waxa aan maanta qaabilay suxufi Khaalid Foodhaadhi oo dhawaan ku guuleystay Abaal-marinta suxufigii ugu wanaagsanaa qaaradda Afrika (Media Personality of Africa) oo ay bixiso hay’adda AEA- USA ee dalka Maraykan-ka.
