Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Kulan la Qaatay Madaxda Dhaqanka Iyo xildhibaanada Midkamid ah Beelaha Dega Togdheer Iyo Saraar
June 2, 2024 - Written by admin
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Xirsi Cali X Xasan iyo Musharraxa madaxweynaha xisbiga mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa hoyga guddoomiyaha kulan balaadhan kula qaatay madaxda dhaqanka, xildhibaannada,

