Siyaasi Maxamed Cabdilaahi Cumar Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Gabiley Iyo Ujeedada Kulamo Uu La Qaatay Bulshada
June 4, 2024 - Written by admin
Wasiirkii Hore ee wasaaradaha arimaha dibada iyo ganacsiga ee xukuumada Axmed siilaanyo Dr Maxamed cabdilaahi Cumar iyo wafti iskugu jira siyaasiyiin iyo aqoonyahan ayaa maanta galinkii hore booqasho ku tagay magaalo madaxda gobolka gabiley ee gabiley halkaasi oo uu kulamo kula qaateen dhalinyarada, muda karka magaalada gabiley,


