berberatoday.com
Wasiirka Arimaha Debeda Somaliland oo Dalka Mareykanka Kasoo Laabtay Laguna Soodhaweeyay Madaarka Cigaal ee Hargeysa
June 7, 2024 - Written by admin
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JSL mudane Dr. Ciise Kayd Maxamuud oo safar ugu maqnaa wadanka Markaykanka 🇺🇸, ayaa saaka dalka dib ugu soo noqday. Wasiirka ayaa si heerkeedu sarreeyo loogu soo dhaweeyey Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal ee Magaaladda Hargeysa.
Wasiirka waxa soo dhaweeyey mas’uuliyiin uu ugu horreeyo Agaasimaha Guud ee WAD&IC ah ee JSL mudane Ahmed Abokor Mohamed, Safiirka Ku-xigeenka Safaaradda JSL ay ku leedahay wadanka Ethiopia 🇪🇹 mudane Barkhad M Kaariye Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex, mudane Maxamed Caalin Tiimbaro, Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga JSL Jamaal Caydiid; Guddoomiye Ku-xigeenka Komishanka Maamul-wannaagga mudane Naasir Ayjeex, Xoghayaha Dawladda Hoose ee Degmadda Hargeysa mudane Siciid Axmed, qaar ka mid ah mas’uuliyiinta Wasaaradda, Siyaasiyiin kala duwan, Aqoonyahanno, odayaal, Cuqaal iyo Salaadiin.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews