berberatoday.com
Ruushka Oo Saldhig Militari Ka Raadinaya Xeebaha Badda Cas
June 9, 2024 - Written by admin

Taliye ku xigeenka Golaha Milatariga ee maamula dalka Suudaan ayaa ku dhawaaqay Jimcihii in ay aad u danaynayaan inay xoojiyaan xiriirka kala dhexeeya Ruushka dhinac walba.Jenaraal Malik Aqar ayaa Jimcihii shalay kula kulmay magaalada Saint Petersburg ee dalka Ruushka Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergey Lavrov.

Arrintan ayaa ku soo beegmaysa xilli warbaahinta Sudan ay sheegeyso in Miltariga Sudan iyo dowladda Ruushka ay ka wadahadlayaan sidii Ruushka saldhig military looga siin lahaa xeebaha badda cas ee dalka Sudan iyada oo ciidamada Sudaan ay taas ku bedelanayaan hub ay kula dagaalamaan Ciidamada Gurmadka Degdegga ah ee uu dagaalaku u dhexeeyo

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews