Qodobada Laga filan Karo Inuu Madaxweynaha Somaliland Maanta Kaga Hadlo Khudbad Sannadeedkiisa Distooriga ah Ee Uu Baarlamaanka Ka Jeedin Doono
June 9, 2024 - Written by admin
Qodobada Laga filan Karo Inuu Madaxweynaha Somaliland Maanta Kaga Hadlo Khudbad Sannadeedkiisa Distooriga ah Ee Uu Baarlamaanka ka Jeedin doono…
1- Xaaldda Dalka Guud ahaa mid Amni iyo Dhaqan dhaqaale
2- Doorsshooyinka xag dhaqaale iyo xaga Qalabkaba
3- Aqoonsiga Iyo Heshiiska Itoobiya
4- Mucaaridka iyo Somalia
6 Beesha Caalamka Iyo Somallland…
Waxa suura gal ah in ay qodobadan qaar ka mid Noqdaan khudbadda Madaxweynaha JSL Ee Berri. Insha allaah…