Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele Oo Cuqdad Ka Qaaday Horumarka Dekeda Berbera Ku Talaabsatay Iyo Hoos Udhaca Kuyimi Dekedihii Dalkiisa oo Laga Hayaamay
June 18, 2024 - Written by admin
Madaxwaynaha dalka Jabuuti ayaa si adag uga hadlay hoos udhac yimid dekeda jabuuti taasi oo dhawaan warbixin caalamiya lagu baahiyay halka dekeda Somaliland ee berbera ay dekedaha Africa kaalmaha hore ugashay.