“Waxaan Musharrax U Ahay Somaliland oo Dhan, Uma Ihi Murashax Beel Gooni Ah, Waxaan Ahay Xal-ka Somaliland..Dadka Leh Reero Ayaa Nagu Soo Biirayaa ee Lacag-ta Saydh-saydhaya, Anigu Lacag Ma Haysto” Faysal Cali Waraabe.
June 19, 2024 - Written by admin
“Waxaan Musharrax u ahay Somaliland oo dhan, uma ihi Murashax Beel gooni ah, waxaan ahay xal-ka Somaliland..Dadka leh reero ayaa nagu soo biirayaa ee Lacag-ta saydh-saydhaya, annigu lacag ma haysto” Faysal Cali Waraabe.