Waftigii Ka Socday Dawlada Maraykanka Oo Booqasho Ku Yimi Magaalo Xeebeeda Berbera!
June 20, 2024 - Written by admin
Wafti ka socday aqalka sare ee dawlada maraykanka oo maalmihii udanbeeyay safar ku joogay Somaliland ayaa maanta booqasho ku tagay magaalo madaxda gobolka saaxil ee berbera halkaasi oo ay kormeer ku tageen dekeda berbera iyo goobo kale oo muhiim ah.