Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Tababar Ufuray Qaarkamid ah Ilaaliyayaasha Imtixaanka Shahaadiga Ah!
June 20, 2024 - Written by admin
Guddoomiye ku xigeenka Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Xasan Qalinle ayaa tababar uga furay magaalada Hargeysa qaar ka mida ilaaliyayaasha imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare ee Dalka.

