Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Ka Qaybgalay Shir lagaga Hadlayay Aaga Tamarta, Macdanta Iyo Shidaalka Somaliland H
June 24, 2024 - Written by admin
Madaxweyne-ku-xigeenka JSL Cabdiraxmaan Cabdilahi Saylici ayaa ka qayb galay kulanka 8aad ee aagga tamarta, macdanta iyo shidaalka kaasi oo ay soo diyaarisay wasaaradda tamarta iyo macdanta Somaliland.