“Xasan Sheekh wuxuu gaalaa baxaa safarradii badnaa ee Farmaajo uu ku caayi jirey ee uu odhan jirey wuu safar badan yahay. Qolada ka soo hor jeeddaana waxay yidhaahdaan amniga Xamar buu ka baqdaa, waxan lee yahay amniga Xamar haddaad ka baqayso kaalay Jawharba seexo” Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi.
June 26, 2024 - Written by admin
“Xasan Sheekh wuxuu gaalaa baxaa safarradii badnaa ee Farmaajo uu ku caayi jirey ee uu odhan jirey wuu safar badan yahay.
Qolada ka soo hor jeeddaana waxay yidhaahdaan amniga Xamar buu ka baqdaa, waxan lee yahay amniga Xamar haddaad ka baqayso kaalay Jawharba seexo” Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi.