berberatoday.com
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Golaha Wakiilada Dib Ugu Soo Celiyey Xeerka Ciidamada
June 29, 2024 - Written by admin
Madaxweynaha Oo Golaha Wakiilada Dib Ugu Soo Celiyey Xeerka Ciidamada
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Golaha Wakiilada Dib Ugu Soo Celiyey Xeerka Ciidamada Oo Ay Hore Goleyaasha Sharci Dejintu U Ansixiyeen.
Xeerkan ayaa Maanta loo qaybiyey mudaneyaasha Golaha Wakiilada Somaliland, ka dib Ansixintii Miisaaniyadda, waxaana Uu madaxweynuhu u sheegay Golaha inay distoorka iyo shuruucda Soo waafajiyaan.
Xildhibaan Guuled Oo Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa sheegay in Uu Madaxweynuhu u sheegay Golaha in Aanu xeerkan ciidmadan Ee ay Soo gudbiyeen distoorka waafaqsanayn Oo ay Soo saxaan Sona waafajiyaan distoorka, sidaasna Ugu Soo celiyay .

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews