“Maalmahan Waxaynu Maqlaynay Qolo Jabhada oo Jabuuti Kasoo Dhex Hadlaysa oo Leh Awdal Baannu Xoraynaynaa, Halkaas Taa Kamaannan Filaynin, Haddayse Talo Taa Ka Noqotay Wixii Ka Dhasha Waynu Arki Doonnaa”Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi
June 30, 2024 - Written by admin
“Maalmahan waxaynu maqlaynay qolo Jabhada oo Jabuuti ka soo dhex hadlaysa oo leh Awdal baannu xoraynaynaa, halkaas taa kamaannan filaynin, haddayse talo taa ka noqotay wixii ka dhasha waynu arki doonnaa” Madaxweyne Muuse Biixi