“Maxaa Yaab Isdaba Yaal?”Xogahayaha Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Xisbiga Wadani Maxamed Sidiiq Dhamme
July 1, 2024 - Written by admin
Warqaddani waxa ay ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Waxbarashada 30 April 2024, waxa uu ku wareejiyay Masuuliyadda Maamulidda Maashaariicda & Deeqaha Caalamiga ah ee Wasaaradda Waxbarashada la siiyo Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda.