Gudida Beesha Garxajis oo Bixiyay Magtii Askartii Malayshiyaadka Beeshaasi Ku Laayeen Buurta Gacan Libaax
July 2, 2024 - Written by admin
$500,000 oo dollar oo mag ah ayay maanta bixiyeen gudida Garxajis.
Magtan ayaa ah ciidamadii ay Malayshiyaadkii Beesha Garxajis ku laayeen Buurta Gacan-libaax