Fanaan Hore Maxamed Axmed Qoomaal oo Sanado Badan Kadib Dawlada Ingiriisku Xabsiga Kasii Daysay
July 19, 2024 - Written by admin
Maxamed Axmed Qoomaal oo ka mid ahaan jiray Fanaaniinta ayaa maanta dib u helay xorriyadiisa, ka dib markii ay dawladda Ingiriisku Xabsiga utaxaabtay Sanadkii 2015.
Xadhigiisa ayaa ka dambeeyay ka dib markii Guri ay dawladda Ingiriisku ay siisay uu sii kireeyay isla Markaana dib ugu laabtay Somaliya oo uu ka soo qaxay.
Wakhti sii horeeyay wuxuu sheegay inuu fanka macasalaameeyay oo ka toobad keenay una baydha Dhinaca Barashada Diinta Islaamka iyo faafinteeda
Berberatoday.com