Safiirka Somaliland Oo Warqad Aqoonsiga Ugudbiyay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya.
July 25, 2024 - Written by admin
Safiirka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya dalka Itoobiya, Adam Geedi Qayaad, ayaa si rasmi ah warqad aqoonsi ah ugu gudbiyay Melaku Bedada Senbeta, Agaasimaha Guud ee Hab-maamuuska Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya.