Masuul Katirsan Xisbiga Wadani oo Lagu Xidhay Degmada Madheera
August 9, 2024 - Written by admin
Gudoomiyahii Xisbiga Mucaaradka Ah ee Waddani Ee Degmada Madheera Cabdi Xuseen Axmed Ruush Ayaa Galabta lagu xidhay Magaalada Abdaal ee xarunta U ah Degmadaas.
Warar ka aanu ka helay xadhiga masuulkan ayaa Sheegaya in xadhigiisu ka yimi maamulka Degmada iyadoo xiliga la xidhaayayna uu Xafiis Xusbiga Wadani leeyahay furaayay calamana Sudhaayay.
Berberatoday.com