Wasiirka Maaliyada Somaliland Sacad Cali Shire oo Go.aan Kala Fadilay Ganacsatada Kasoo Saaray Cabashadii Lacagta Qalabka Scan-ka
August 10, 2024 - Written by admin
Wasiirka Maaliyada Somaliland Sacad Cali Shire oo Go.aan Kala Fadilay Ganacsatada Kasoo Saaray Cabashadii Lacagta Qalabka Scan-ka.
Wasiirka Maaliyada Somaliland Sacad Cali Shire oo Go.aan Aan La Garanayn Inay Ganacsatadu Ku Qanci Doonto Kasoo Saaray Cabashadii Lacagta Scan’ka ee Ganacsatada Dekeda Berbera Wax Kala Soo Dagtaa Diiday ee Sababtay Inaan Wax Badeecada Dekeda Laga Cashuurin 10 Maalmood ee Udambeeyay.
Go.aankan Wasiirka Ayaa Markaad Udhug Yeelato Udanaynaya Ganacsatada Waaweyn ee Raashinka Ku Keena Koontaynarada oo Lacagtii Scan-ka Laga Daayayay 70% 30% Na Laga Qaadi Doono Halka Ganacsatada Kale ee Bagaashlayda Ah 100% Lacagtii Qalabka Scan-ka Laga Qaadi Doono.